Sunday, October 15, 2017

QARAXII UGU WEYNAA ABID DALKA SOOMAALIYA OO KA DHACAY MUQDISHO/inaa lillah wainaa ilayhi raajicuun.

QARAXII UGU WEYNAA ABID DALKA SOOMAALIYA OO KA DHACAY MUQDISHO/inaa lillah wainaa ilayhi raajicuun.

https://www.youtube.com/watch?v=cQtOUORolg4


Waa Wax aan laga sheekeyn karin qaraxaan ka dhacay Isgoyka Zobe xilligii ugu zaxmada badanaa oo ay Gawaarida dadweynaha isku xerin yihiin ayaa dhagar qabe aan Alle  ka cabsan oo wata gaari TM ah isku qarxiyey, halkaasna ku baaba'ay Dadweyne farabadan oo sixun oo aan la dayi karin lagana sheekeyn karin ugu dhintay goobtaas, Gacal ayaa gacal ku waayey, Saaxiib ayaa Saaxiib ku waayey, Wiil ayaa waald kiis ku waayey, Hooyo ayaa Caruurteeda ku waaysay Aaabe ayaa Caruuriisa ku waayey.